April 25 2014 02:51:18
Users Online
· Guests Online: 17

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Ururka Dhalinta Ogaadeeniya OYSU Birmingham oo qabtay Shirka Xasuuqa Ogaden+ SAWIRRO
SomaliUrurka Dhalinta Ogaadeeniya OYSU Birmingham oo qabtay Shirka Xasuuqa Ogaden+ SAWIRRO

16 December 2013

(Ogadentoday Press)- Daah- ka Qaadista Xasuuqa Qarsoon, Dhacdooyinka (Sheekooyinka) aan la sheegin ee Ogaden (Unveiling The Hidden genocide: The Ogaden untold stories) waa shir ay qabteen ururka dhalinyarada OYSU Birmingham. shirkaas oo u jeedadiisu aheyd in kor loogu qaado wacyiga bulshada ee ku aadan xasuuqa ka socda dhulka Ogadeniya ee gumeystaha Ethiopia oogayo.

Shirkan waxaa kasoo qeybgalay qeybaha bulshada somalida ku nool magaalada Birmingham gaar ahaan dhalinyaro aad u tiro badan oo jaamacadaha iyo Collegeyada wax kabarta.




Waxaa kulankan lagu soo bandhigay filimaan kawaramaya wax qabadka Ururka OYSU iyo taariikhda Ogadeniya. Waxaana ku xigay Lectures ama siminaaro aan dhahee ay bixiyeen khuburo kamid ah dhalinyarada OYSU oo lagaga waramayay marxalada deegaan, dhaqan, Dhaqaale iyo siyaasi ee dhulka Somalida Ogadeniya.

Waxaana midaas xigay filimaan lagaga waramayo Xasuuqa Ogadeniya ee qarniga 21aad. Iyada oo lagu soo bandhigay dhibanayaal ka waramaya dhibaatadi soo gadhay iyo kuhubaro siyaasiyiin ah iyo haayadaha xuquuql insaanka iyo warbaahinta caalamku documentationka ay ka sameeyeen xadgudubyada bandi aadanimada kasoo horjeeda ee taliska Woyanaha Ethiopia ka geystaan dhulka somalida Ogadeniya.




Dhalinyaro badan oo kamida dhalinyarada Jaamacaadaha Birmingham ayaa saxeexay ka mid noqoshada xubinimada OYSU iyaga oo haayado badan oo ka howgala magaalada Birminngham ay balan qaadeen inay la shaqeyn doonaan ururka dhalinta OYSU ee Birmingham. Filimadan iyo macluumaadkana heerar kala gadisan lagu gaadhsiin doono haayadaha dowliga ah iyo communitiyada deegaan ahaan kahowlaha Midlandska.

barnaamijki wacyi galinta xasuuqa Ogadeniya ayaa si guul ah kusoo dhamaaday. Guriga Baarlamaanka wadanka UK ayaa Bishii lasoo dhaafay looga hadlay Xasuuqa ka socda Ogadeniya iyo sidii talaabo looga qaadi lahaa taliska Ethiopia iyada oo lagu dhaliilay dowladaha ree galbeedka inaysan ka shaqeynayn cadaalada oo indhaha ay ka laabanayaan xadgudubyada taliska Ethiopia ku talaabsado.




Bishan December ayaa sidoo kale Xarunta Qaramada Midbobay ee Geneva looga hadli doona Xadgudubyada xuquuql insaanka ee Dowlada Ethiopia.

Mustafe|
Birmingham, UK




















Comments
#1 | NABADOON GASHADE on December 16 2013 09:28:07
Mansha'allah...
Shacabkaa ayaa idin abaalgudi doona

Wink
#2 | JWXO BOY on December 16 2013 10:20:19
manshllhaa guuleysta guulana ha idinla jiro
#3 | fiiq on December 16 2013 12:44:50
ilaahay baa naga soo qabtay tuuga shuftayga ah. kuwa kale na ilaahay ha naga soo qabto. viva ciidamada geesiyinta ah ee liyuu bolice viva Ethiopia down shuftayga ubbo ubbo
#4 | xaqsoor on December 16 2013 13:27:52
mansha allah dhalinta iyo jabhada iyo shacka isku duban ee utagan hanashada dhulkooda en il dufka lahayn duli iyo damiir laawana lama yaqan waxay yihiin guuuuuuuuuuuuuuuuuul insha allah
#5 | masha allah horta dhalinta on December 16 2013 13:30:01
shacabka dulman e reer ogadeniya wacan idiin rajaynaya guul waarta insha allah wadna heli dontan gooray ahaataba tan kale damir laawe hayska hadlo hadal ida kuma dhahe tan kale nin kasta oo danbi kagala shabka wa lala cisab tami dibjir iyo hanbo cune iyagu tirada kuma jiraane hayska niyan sida coolaha mustaqbalka xoriyada aya dhaqan celin lagu samayn doana wana laga dhaqi qudhunka iyo hanbada axmarada
#6 | Nafta runta u sheega Shiftoooy on December 16 2013 13:48:14
Kkkkkkk war dibadihii la idinkui sheegayayna ma 3 line ee is daba fadhiyaa idiinka soo hadhay war walleeee inaad jabteen iyo bileeee kkkkkkkkkkkkk !!!!!!
#7 | ubbo on December 16 2013 17:30:23
{{{ubbooy dhuruq dhaaruq dhalaan ka cabsiiso kolkii liyoo boolis lasheegu neeyroobi kumeerto
#8 | Luxury on December 17 2013 00:21:41
jordan shoes for sale
women jordan shoes
Not everyone has the luxury of a bare foot training environment like a pristine beach or a soft.
#9 | Abdi on December 17 2013 03:13:12
Fiiq nacalatulaa tigree iyo kuga dabada uleefa.....ufffff. geesiga nafyiihuraha ah ee shahiiday ma waxaad moodi in uu kaa tagay kuwii uu taba baray unbaa gacanta kugu hsyn. Adiga iyo malcuuniita daba qoodhiga ah.
#10 | Abdi on December 17 2013 03:20:34
Viva ogadenya iyo dhalinta soo kacaysa ee aqoonyahanka ah.
Mr fiiq malcuun yahaw kuwani waa kuwii ku xorayn lahaa ee cabdi cixi raxmatulah calayhi e uu katagay .
Balan ayaan kuugu qaadeen in ay ku xoreeyaan sabatoo ah jaahil dhaga xiran baad tahay oo wali sugaya qamandidii la yiri waa lagu siin hadaad walaashaa iyo hooyadaa soo kufsato xaaskaagaga u gayso wayaanaha.

Nacalatulaah wayaane iyo wixii ushaqeeyaba.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 0.04 seconds 13,787,729 unique visits