April 18 2014 01:03:19
Users Online
· Guests Online: 20

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Maamulka Jaaliyada Ogaden ee Denmark oo Kulmay+ Sawirro
SomaliMaamulka Jaaliyada Ogaden ee Denmark oo Kulmay+ Sawirro

16 December 2013


(Ogadentoday Press)- Waxaa shalay ooy taariikhdu ahayd 15/12/2013 lagu qabtay caasimada wadanka Denmark ee Copenhagen shir balaadhan oo siwanaagsan loosoo abaabulay.



Shirkan ooy kasoo wada qaybgaleen guud ahaan hay,adaha kala duwan ee Jaaliyada Somalida Ogadenia ee wadankan Denmark ay ka koobantahay sida ururka dhalinyarada ee OYSU, ururka Hooyooyinka Somalida Ogadenia iyo Hay,ada Samafalka Ogadenia kuwaasoo dhamaantood kahawlgala wadankan Denmark.




Kulankan oo looga gollahaa qiimaynta iyo waxqabadka hawlaha kala duwan ee Jaaliyada uqabsoomay sanadkan siidhamaanaya iyo ajendeyaasha uqorshaysan sanadkan soosocda ee 2014 haduu eebuhu awooda leh yiraahdo.

Kulankan oo lagu gorfeeyay laguna qiimeeyay guud ahaan talooyinka iyo aragtida hawl-wadeenka Jaaliyadu ay soobandhigeen kana dhiibteen intii uu shirkan socday ayaa waxaa hoosta laga wada xariijay hirgalinta iyo dar dar galinta hawlaha kala duwan ee Jaaliyada horyaala iyo sidii loosii laba jibaari lahaa waxqabadka joogtada ah ee looga bartay Jaaliyada Denmark.



Sidoo kale waxaa kulankan kasoo qaybgalay oo warbixino iyo talooyin wax ku,ool ah oo iskugu jira guubaabo iyo xog waran kajeediyay madasha kulanka marti sharaf kasoo qaybgalay kulanka.

Dhankale waxay Jaaliyada Denmark iyo ururka OYSU oo iskaashanaya ku guda jiraan hirgalinta hawlo muhiim ah oo horaan uqorshaysnaa kuwaasoo lafilayo in mudada kooban ee sanadkan dabayaaqada ah kadhiman lagu soo gabgabeeyo haduu eebuhu yiraahdo.

Gabagabadii iyo gunaanadkii kulankan ayaa kusoo dhamaaday is afgarad iyo in dhamaan hawl-wadeenkii madasha kulankan kasoo qaybgalay ay isku balansadeen tayaynta iyo hirgalinta mashaariicda ladoonayo in lahirgaliyo sida oogu dhakhsaha badan.

Ogadentoday Press

Comments
#1 | Nafta runta u sheega Shiftoooy on December 16 2013 13:50:15
HODHO DHO KKKKKKKKKKKK Halakan waaba laba line midi sanadkan ayuu is keeni DDSI isagoo qurba jooga caadi maaha intii caqlifga futada laga spp galiyay unbaaa soo dhadhy intaana xaarkooda ha iska waalaqdaan!!!!DAMEER MXUU QAYLO IGAGA QAADI!!
#2 | Nogob on December 17 2013 03:27:26
Daawo Jaaliyadda DDSi Australia Melbourne oo Xalfad Qowmiyadaha Itoobiya Ka dhacday Melbourne wllahi ubbo waa jabteey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
#3 | sahal on December 17 2013 10:43:45
KKKK, Meel hebaa lagu shiray miyaa ''halgankii'' kasoo hadhay? Inta aad taageerada haysato hadaad aqli la iman waydo waxaa iman sidan oo kale in afar haween ah inta maro la hor dhigo la yiraahdo JAALIYAD HEBLA OO SHIRTAY.
#4 | daljir on December 18 2013 05:53:49
Khadar iley kolba magac been ah soo qaado. Mar dameerkii waad dhaamin doontaa waligeedna jaahilyahow xaqa iyo baadilka xaqaa tiro yar oona guuleysta.ONLF horumar ayey u tahey inay kusoo hadhan dad yar oo daacad mintidna ah. Dibna u raac sida ay kusoo bilowdeen ileen adigu wagaas xaar cun ayaad aheydee.
#5 | wadani on December 19 2013 06:48:54
luqada gumaysiga waxaa ka mida mashirarbaa wax lagu xorayn reer hebalbaa kana hormarbaa lagadhay adeer xaqqidu waxaa weye gumayste iyo dabaqodhi midna danta shcabka ogadenia lawaydiin mahayo halganka onlf baa hogaan u ah
#6 | rage on December 19 2013 06:54:55
gumayste iyo kabaqaad kiisaba afkaa dhulka loogalin ninkii ooyi iyo kii dilaaciyoow waa dan iyo yeelkaa onlf guul
#7 | xaqle on December 19 2013 07:00:37
daba qodhi waa duli dana kamalihi ogadenia haxorodo
#8 | gaab on December 19 2013 07:03:39
wuu xorobi dalkiiye damane yaa wax u sheega
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 1.28 seconds 13,676,446 unique visits