April 23 2014 08:39:51
Users Online
· Guests Online: 20

· Members Online: 0

· Total Members: 108
· Newest Member: Abdi shukri
Latest Articles
· Dadka tayada leh tal...
· United States: The P...
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00


Xagee ku danbeeyay Wada haddalkii ONLF Iyo Itoobiya?
SomaliXagee ku danbeeyay Wada haddalkii ONLF Iyo Itoobiya?

4 December 2013

(Ogadentoday Press)- Dowladda Itoobiya Iyo Ururka ONLF ayaa wadda hadal ku dhex maray Sannadkii 2012 Bishii October Dalka Kenya midkaas ku dhamaaday Natiijo la,aan Kadib markii Dowlada Itoobiya shuruudo ku xidhay Ururka ONLF.
Haddaba Su,aasha dadka qaar is waydiinayaan ayaa ah Xagee ku danbeeyay Wadda haddalkaasi?

Ogadentoday Press waxay ogaatay innuu jiro wali dhaq-dhaqaaq midkaas oo hadda Dowlada Itoobiya la timid shuruudo Cusub oo qaar ka mid ahi ka duwan yihiin kuwii horre, ONLF ayaa wax jawaab ah walli laga haynin sida illo Siyaasadeed u sheegay warbaahinata

Ogadentoday Press ayaa heshay Shuruudaha Qaar balse waan ka gaabsanay inaan Shaacino.

Ogadentoday Press

Comments
#1 | Qamaan on December 04 2013 12:06:22
Shuruudu waa dastuurka Itoobiya Iyo kan DDSI soo xafida , idinkoo korka ka haya oo xafidsan noo kalaya. Isla markaana copy gacmaha ku wata. Calanka DDSI ha soo iloobina.
#2 | AGAA IYO EEGA on December 04 2013 12:10:36
hadda maxaad qortay??? maxaadse noo sheegtay ??? maba yaratee wax war ah oo aad nagu kordhisay ma jiro. waxaas oo kalana war lagama dhigo go.e. kolayba beeni kuuma yarayne ma wax aad sheegto ayaad garawayday markaad leedahay shuruud cusub ayay la timid hana sheegi maayo.
maad iskaba aamustid ileen afdaboolani waa dahabe.
in badan ayaa kula taliyaye sida webka hiiraan oo kale bal isku dayn in aad wararka u diyariso hadii kale meeja waxba kuma haysid.
#3 | maxamed on December 04 2013 12:11:50
ogadentaday waxatahay gob kolhadadad qarisay sirta
#4 | Gundiid on December 04 2013 12:14:56
shuruud wax layidhaahdo iyo wada hadalba uma baahnin sababtoo ah way ba kala tagtay Melis bakhtigiisii ayay raacday doorashada soo soctana gaadhiba mayso ee tan dagaal mooyee nabad iyo wada hadal waxba kuma laho oo waa la ayaqaanaa ee dabaqoodhi qadhmuunow maxaa DDSI la dhahaaba waaba dhidid dhowr ee
#5 | Abdi badal on December 04 2013 12:49:17
Markii horena Eritrea ayaa usha u haysay, imikana sucuudiga iyo Masar ayaa usha u qabtay, markaa bal meesha ay odayaashani dadka geeyaan aan aragno, Ogadentoday Waxba ma haysid. Dadka diiday ee UBBO ku qanciyay in ay diido dadaalkii Kenya waa Masar iyo Sucuudiga, waa la ogtahay wax kaste
#6 | Gurmad qarn on December 04 2013 13:00:22
Gusha ogadenia leh baryo ma ahan
#7 | agaah on December 04 2013 13:01:29
nacalaa kugu yaala abdi badal waxad tahay daba qoodhi qadh muuun oo bakhti fuul ah war af aad dad ka wax kaga sheegto meesha kuma haysid ee orod xabashida u maydh dabada kol dambena u keen walashaa
#8 | BULLAAALE WAYNE on December 04 2013 13:21:39
WAXAALA YIDHI BEENEE CIMRIGAAGA KAWARAN OO WAXTARKAAGA KAWAN OO WAXYELADAADA KAWARAN WAXEEY TIDHI CIMRIGAYGU WAA INTAY RUNTU KA IMAN RAGA MEESHA KAMUUQDA WAA BEEN RUNI SOOGAADHAY
#9 | rage on December 04 2013 13:25:25
Khilaaf xoogan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhex aloosmay Hogaanka Warfaafinta Jabhada ONLF iyo Cabdulaahi Xuseen (C/laahi Cakaara), kadib markii Cabdulaahi Cakaara uu shirkad wadankaasi laga leeyahay lacag kaga gatay xog ay isku ogaayeen inuu Hogaanka Warfaafinta JWXO ku wareejiyo. Jabhada ayaa dalbanaysa in Cabdulaahi soo wareejiyo lacagta balse Cabdulaahi Cakaara ayaa ku gacan saydhay dalbaka JWXO.
#10 | fiiq on December 04 2013 13:27:50
Guul weeye taageero Dawlad deegaankiisa iyo madaxwaynahooda Cabdi maxamamuud cumar. ka naxoow naaqus guul iyo wada jir waa in gacmaha lays qabsadaa si horumar loo garo iyo mustaqbal fiican . FUCK YOU UBBO,
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/01/2014 06:33
waxaan halgan hubaysan ahyn iyo qalin wada socda xornimo ha ku filan

ancik
08/01/2014 22:32

jarak
08/01/2014 22:30

ChomeGewjew
08/01/2014 13:33
<a href=http://www.im
mef.com>Mulberry On Sale</a> xtydqado fzrqqjyp <a href=http://www.sk
dprod.com>Mulberry Bags Outlet</a> fflkyfkt qnxvwwyt <a href=http://www.hk
-iscap.net

axmed
29/12/2013 14:51
we need peace, not war. stop advocating war.

LAAGTA RUQAAYI
25/12/2013 12:52
waad kumahadsantihiin hawsha aad noo wadaan ogadentoday

Khadar cabdi risaq farah
22/12/2013 06:04
Ogadenia wayxorobi dontaa insha.alah

Khadar j.w.x.o
22/12/2013 06:01
J.w.x.o hanoolatu jooooooooooo!!!

Khadar ogadenia
22/12/2013 05:59
Ethnpia waa in an iska rebna oon iskacelina

Buubaal
19/12/2013 17:34
Waa inaan ka tashanaa labada cadow Ethiopia iyo qabaailaadka somaalida sida aanu yeeli laheen

Buubaal
19/12/2013 17:15
Waa arin u baahan inaan ka doodno

khalid
11/12/2013 02:45
dhalinyarad ogaden way dhiban yihiin wllahi

fixri
08/12/2013 17:11
hay

Osman
05/12/2013 06:12
Haa

QuentyHeent
05/12/2013 00:26
Companions can definitely relish the flavour of ambiance, by employing the prime aphrodisiac as the most delicious way to declare 'I adore you.' Lovely sentiments translate well even though in

Render time: 0.91 seconds 13,750,524 unique visits