January 27 2012 14:11:02

Users Online
· Guests Online: 21

· Members Online: 0

· Total Members: 84
· Newest Member: Wariye-Ogadentoday
BBC & VOA Somali

BBC Somali 04:00
BBC Somali 11:00
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00

Welcome
News and Analysis From Somali Ogaden Region and Somalian Ogaden Related Issue World Wide (Ka Raadi Wararkii oogu Danbeeyay ee Ogaadeeniya. Contact Us: ogadentoday@hotmail.com or ogadentoday.com@gmail.com
Somali
Xog-Kullan Dhexemaray Maamulka Kililka Iyo Raysul Wasaaraha Itoobiya, loogana Hadlay Ururka ONLF.
27-01-2012
Shirkii London ee Soomaliya oo Lagu Casuumay Maamul Gobaleedyo+ Qoddobadda Shirka.
27-01-2012
Liyuu Booliskii oo Noqday Tusbax Furtay: Baxsasho iyo Shaqaaqo Dhexdooda ah! (Warbixin)
27-01-2012
Jigjiga: Wasiiro Iyo Gudoomiyayaal Degmo oo Xilka Laga Xayuubiyay.
26-01-2012
Addiss Ababa: Siyaasiyiin Iyo Suxufiyiin Maanta la Xukumay.
26-01-2012
100 Maalin ayaa ka soo Wareegtay Ciidamadda Kenya ee soo galay Soomaaliya+ Warbixin Kooban.
26-01-2012
ONLF War-Murtiyeed –Guddiga Fulinta JWXO(ONLF).
25-01-2012
Raad-Raac- Godey 1991 Iyo Jigjiga 2012.
25-01-2012
Midowga Afrika oo Addiss Ababa ku Shiraya+ Qoddobadda Shirka looga Hadlayo.
25-01-2012
Diyaarad Helicopter ah oo Caawa Meydad Ethiopian ka Qaaday Beledweyne iyo Dad Fara Badan oo Xabsiga ku Jira...
24-01-2012
English
Ethiopian troops to leave Somalia 'as soon as feasible': PM.
27-01-2012
400 Ethiopian Nationals in Norway will be Returned to Home.
27-01-2012
Ethiopia Rebels Say Government Blocks Release of Kidnapped German Tourists.
27-01-2012
Dozens feared dead in Moyale tribal clash
27-01-2012
Video: News Wrap: Somali Captors Threaten to Kill American Hostage YouTube PBS News Hour
27-01-2012
Ethiopia-Ogaden (2007– First Combat Deaths)
26-01-2012
Ethiopia Court Sentences Journalists, Politician for Terrorism.
26-01-2012
Deputy Secretary of State Burns To Travel To Africa January 26-30, 2012.
26-01-2012
Judge confirms charges against Ethiopian dissident blogger.
25-01-2012
Elders take a back seat — for now.
25-01-2012


Xog-Kullan Dhexemaray Maamulka Kililka Iyo Raysul Wasaaraha Itoobiya, loogana Hadlay Ururka ONLF.
SomaliOTP- Madaxwaynaha Maamulka Kililka Cabdi Muxumad Cumar ayaa booqasho ku tagay Magaaladda Addiss Ababa, kadib Madaxwaynaha ayaa kullan la qaatay Raysul Wasaaraha Itoobiya Melez Zenawi, Kullankan ayaa la sheegay inuu u jeedadiiso ahaa inuu Madaxwayni ka waramo Safarkiisii uu ku soo maray Gobaladda Iyo Inuu Madax-waynihu xog ka soo helo Wadda-haddalo la sheegay inay dhex mari doonaan Jabhadda ONLF ee u dagaalanta gooni,isutaaga Ogaadeeniya.Kullanka ayaa waxaa Madax-waynaha horey u raacay si arrinta ONLF looga hadlo Xubno ay ka mid yihiin Cabdi Fataax Sheekh oo ah Wasiirka Arrimaha Bulshadda ee Dowladda Federalka Itoobiya Maxamuud Dirir, Safiirka Dalka Masar u Jooga Itoobiya, Iyo Gudoomiyhii Hore ee Ururka Altixaad(UWSLF) Sheekh Ibaarahim Dheere .
Ethiopian troops to leave Somalia 'as soon as feasible': PM.
EnglishADDIS ABABA — Ethiopian Prime Minster Meles Zenawi said Friday he would pull troops out of Somalia "as soon as feasible," admitting for the first time that forces had crossed into the war-torn neighbouring country."The decision has all along been to help the TFG and we will withdraw our troops as soon as feasible," Meles told reporters in the Ethiopian capital, referring to Somalia's transitional government."We are not going to create a vacuum, we expect the AMISOM troops to be able to fill in the gaps before we withdraw," he added. Columns of Ethiopian soldiers rolled into Somalia in November to fight al-Qaeda linked Islamist rebels, but Addis Ababa had previously denied their presence. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has some 10,000 troops in the Somali capital Mogadishu to protect the fragile Western-backed Somali government.
400 Ethiopian Nationals in Norway will be Returned to Home.
EnglishThe new deal means will enable around 400 paperless Ethiopians living in Norway illegally from authorities’ point of view to go back. Deputy Minister of Justice Pål K. Lønseth encourages them to return to Ethiopia voluntarily, giving them 40,000 kroner. “We will not be using the option of forcible returns before the 15th March, meaning they have the opportunity to apply for a voluntary one soreturn. So the can return to Ethiopia under general conditions,” he tells NRK.According to him, 15,000 kroner is “if they choose to reintegrate themselves in Ethiopia”, the rest is financial support towards measures after their arrival. Approximately 100 Ethiopians went on hunger strike last February, locking themselves inside Oslo Cathedral, in protest against their treatment by the Norwegian Directorate of Immigration (UDI).
Ethiopia Rebels Say Government Blocks Release of Kidnapped German Tourists.
EnglishAn Ethiopian rebel group said the country’s government is blocking the release of two German hostages the fighters are holding. Communications Minister Bereket Simon denied the allegation.The two Germans and two Ethiopians were abducted during a Jan. 17 attack on a group of tourists on the edge of Erta Ale volcano in the northeastern region of Afar that killed two Germans, two Hungarians and an Austrian.“Bianca Irmer and Jurgen Quick are in our custody and safe and we are more than ready to set them free,” the Afar Revolutionary Democratic Unity Front, or Arduf, said in an e- mailed statement today. “Ethiopian authorities in the Afar region are out to render these efforts null and void in order to get a plausible pretext to unleash a war on neighboring Eritrea.” Arduf is backed by Eritrea and the rebel group is responsible for the hostages’ fate, Bereket said in a phone interview today from Addis Ababa, the capital.
Dozens feared dead in Moyale tribal clash
EnglishNAIROBI, Kenya, Jan 27 – Dozens of people are feared dead after fierce fighting between the Gabra and Borana communities in Moyale on Thursday night.Area District Commissioner Elias Kithaura told Capital News that five people had been confirmed dead by Friday morning, but area residents put the death toll at over 20.The area has been hit by sporadic clashes between the two communities since November, and the administrator said the government will continue to lead peace efforts in the region to ensure long lasting peace.“I wouldn’t know how many people have died as a result of the clashes that started in November but what I can confirm is that there was an exchange of fire yesterday (Thursday) that left five people dead,” Kithaura said.
Shirkii London ee Soomaliya oo Lagu Casuumay Maamul Gobaleedyo+ Qoddobadda Shirka.
Somali(OTP)-Dowlada Ingiriiska ayaa ka warbixisay ujeedooyinka ugu muhiimsan ee shirka ay dhinacyada Soomaaliya ku lugta leh u qabanayso laga leeyahay iyo garabyada kale ee shirkaas kasoo qayb geli doona. Ergeyga gaarka ah ee dowlada Britain u qaabilsan arimaha Somaaliya Matt Baugh oo waraysi gaar ah siiyey Idaacada BBC laanteeda afka Soomaaliga ayaa sheegay in dowlada Britain ay shirkaas u qabatay sadex sababood oo kala. Matt Baugh oo ah ergeyga gaarka ah ee dowlada Ingiriiska u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ujeedooyinka shirkaas loo qabanayo ay kamid tahay sidii qorshe loogu samayn lahaa hanaanka siyaasadeed ee dalka Soomaaliya si loo helo dowlad tayo leh oo loo wada dhan yahay taas oo sii socon karata marka uu xiliga kala guurku dhmaado.
Video: News Wrap: Somali Captors Threaten to Kill American Hostage YouTube PBS News Hour
English
Liyuu Booliskii oo Noqday Tusbax Furtay: Baxsasho iyo Shaqaaqo Dhexdooda ah! (Warbixin)
SomaliOTP:- Warar iska soo daba dhacayay maalmihii u dambeeyay ayaa sheegayay in ay faraha kasii baxayso jiritaankii ciidamadii Soomaalida ahaa ee ay samaysay dawlada Ethiopia.Ciidamadan oo ay dadka shacabka ahi aad uga caban jireen oo gaysan jiray falal aan horay loogu arag umadda oo isugu jira kufsi, dhac iyo dil aan loo aabayeelin ayaa hadda u muuqda kuwa gabi ahaanba meesha kasii baxaya iyadoo ay sanadkii u dambeeyay samaynayeen baxsasho hadda gaadhay halkii ugu saraysay. Dhanka kale waxaa maalmahan ciidamadan dhexdooda ka dhacayay dagaal ay dhexdoodu iskaga hor imaanayeen oo ka dhacay dhawr goobood oo ay ka mid tahay deegaanka Yoocaale oo ay ku dhinteen afar iyaga ka mid ah oo uu ku jiro nin deegaanka aad laga yaqaanay oo la odhan jiray kornayl Ilka Case halka dhaawacuna uu gaadhay ilaa sideed ka tirsanaa isla ciidanka Liyuu Booliska oo laba kooxood u kala baxay.

Jigjiga: Wasiiro Iyo Gudoomiyayaal Degmo oo Xilka Laga Xayuubiyay.
Somali(OTP)- Shir ka socday Magaaladda Jigjiga oo lagu Magacaabo, Shirka Qiimaynta Iyo Is-fashilka Maamulka Kililka ayaa sheegaya in doodo adag kadib Xilka laga xayuubiyay Xubno iskugu Jira Wasiiro, Iyo Gudoomiyayaal Degmo oo ka Tirsan Maamulka Kililka. Shirkan ayaa la sheegay Inuu Hogaaminayay Madax Wayne ku Xigeenka Maamulka Kililka, Cabdi Fataax Xassan Iyo Gudoomiyaha Xisbiga XDSE,Maxamed Rashiid. Xisbigan ayaa Sannadkii 1993 la abuuray Isla Markaasna ahaa Xisbigii lagu Afganbiyay Maamulkii Shacabka Soomalidda Ogaadeeniya soo doorteen ee uu Hogaaminayay Allah Yarxman Cabdulaahi Maxamed Sacdi oo ka mid ahaa Aas-Aasayaashii Ururka ONLF.
Ethiopia-Ogaden (2007– First Combat Deaths)
EnglishOTP- 2010 Low-level fighting between Ogaden National Liberation Front (ONLF) rebels and government forces continued throughout the year, flaring up in September when ONLF rebels were killed on the Somaliland coast. Prime Minister Melese Zenawi, of the Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF), was re-elected to a fourth term in May. Rights groups, opposition parties and international observers cited harassment, voter intimidation and in one case, the murder of a candidate in the pre-election period. International observers concluded these accusations did not necessarily affect the overall election outcome. Attempts to challenge the results and demands for a rerun were denied by the National Election Board and subsequently rejected by the Supreme Court in July. 2009 Humanitarian and human-rights organizations were severely restricted in 2009, making information-gathering difficult. Conflicts for which there was information were primarily over resources such as water and pasture land as in well as the oil-rich area of Ogaden. An estimated 300,000 people remained displaced. Tensions were rising ahead of elections in 2010. The Forum for Democratic Dialogue (FDD), a coalition of eight oppositional parties, emerged in 2009 to foster peaceful discussions with the government to ensure fair elections in 2010. The joint border between Ethiopia and Eritrea continued to be contested, and the UN continued to accuse Eritrea of maintaining forces along the shared border with Djibouti.
Ethiopia Court Sentences Journalists, Politician for Terrorism.
English(Bloomberg)-An Ethiopian judge sentenced three journalists, an opposition politician and another person to prison terms ranging from 14 years to life in jail for terrorism-related crimes.Elias Kifle, who was convicted in absentia and runs the U.S.-based Ethiopian Review website, received a life sentence, said Federal High Court Judge Endeshaw Adane. Woubshet Taye, former deputy editor of the now-closed Awramba Times and Reeyot Alemu, a columnist for Fitih newspaper was were sentenced each to 14 years by the court in the capital, Addis Ababa, today.The group were found guilty Jan. 19 of conspiring to commit terrorist acts and belonging to a banned group under a 2009 anti-terrorism law. All five are “prisoners of conscience” and did not commit any crimes, according to London-based Amnesty International.
Addiss Ababa: Siyaasiyiin Iyo Suxufiyiin Maanta la Xukumay.
SomaliOTP- Maxakmadda Sare ee Magaaladda Adis Ababa Xarunta Dalka Itoobiya ayaa xukun u dhaxeeya 14 Sanno oo xarig ah Illaa Cimrigaa ku furey ku kala xukuntay Suxufiyiin Iyo Xubin Siyaasi ah. Xubnahan la xukumay ayaa kala ah, Elies Kifle, oo ahaa Qoraaga ama Mulkiilaha Warsidaha Ethiopian Review oo ku nool Dalka Maraykanka, Woubshet Taye oo ahaa Qoraagii Joornal ka soo baxa Dalka Itoobiya oo hadda an shaqayn laguna magacaabo Awbramba Times, Iyo Reeyot Alemu oo ahaa Qoraa dhana Maqaaladda ku qora Joornaal lagu magacaabo Fitih Newspaper, Suxufiyiintan ayaa lagu xukumay 14 sanno oo xarig ah marka laga reebo Elias Kifle. Elias Kifle ayaa lagu xukumay Cimrigaa ku furey waana shaqsiga kali ah ee Maxkamadda aan joogin oo isagoo maqan la xukumay.Sidoo kale Waxay Maxkamaddu Xukuntay Hirut Kifle oo lagu xukumay 19 Sanno, Zerihun Gebre oo ahaa Madaxii Xisbiga Demoqraadiyadda Qaran( National Democtaric Party oo iska lagu xukumay 17 Sanno.
100 Maalin ayaa ka soo Wareegtay Ciidamadda Kenya ee soo galay Soomaaliya+ Warbixin Kooban.
SomaliKhamiis, Jannaayo 26, 2012 (HOL) − Xukuumadda Kenya ayaa ka warbixiyay howl-galka ay ciidamadeedu ka wadaan gudaha Soomaaliya oo 100 maalmood jirsaday, iyagoo sheegay in gelitaankooda Soomaaliya ay sabab u ahayd afduubyo iyo falal ammaan-darro oo Al-shabaab ay ka geysatay gudaha Kenya.Ciidamada Kenya ayaa waxay soohdinta u dhexeysa Kenya iyo Soomaaliya kasoo talaabeen 24-kii Oktoobar sannadkii hore, taasoo noqonaysay markii ugu horreysa oo ay ciidamada Kenya soo galaan gudaha Soomaaliya 20-sano oo colaadi ay ka jirtay Soomaaliya kaddib."Guul weyn ayaan kasoo hoynay dagaalkii aan Al-shabaab kula galnay gudaha dalka Soomaaliya, waxaan ku burburinay gaadiid dagaal waxaana uga dilay saraakiil," ayuu yiri Col. Cyrus Oguna oo ah madaxa howlgalada ee ciidamada Kenya.
Deputy Secretary of State Burns To Travel To Africa January 26-30, 2012.
English(OTP)-Deputy Secretary of State Bill Burns will lead a high-level United States Government delegation to Africa from January 26-30. In Ethiopia, Deputy Secretary Burns will attend the 18th African Union (AU) Summit in Addis Ababa, Ethiopia on January 29 and 30. The Deputy Secretary will also meet with Prime Minister Meles and other senior officials to emphasize the strategic importance of that country to countering violent extremism in the greater Horn of Africa region. Deputy Secretary Burns will meet with several regional and international leaders on the margins of the AU summit. Prior to the summit, the delegation will travel to Ghana, Uganda, and South Sudan. In Ghana, Deputy Secretary Burns is scheduled to meet with President Mills to reinforce the U.S. commitment to building strong ties with one of Africa’s leading democracies. The visit will highlight the United States’ continued commitment to presidential initiatives such as the Partnership for Growth and the Millennium Challenge Corporation. Deputy Secretary Burns will also meet with alumni of U.S. exchange programs.
Judge confirms charges against Ethiopian dissident blogger.
English(OTP)-New York, January 25, 2012--Jailed Ethiopian dissident blogger Eskinder Nega will stand trial in March for all of the terrorism accusations initially advanced by prosecutors, a federal high court judge ruled yesterday, local sources said. If convicted on all charges, he could face the death penalty. Judge Endeshaw Adane of the third criminal bench of the Lideta Federal High Court in the capital Addis Ababa reviewed evidence presented by government prosecutors yesterday and confirmed all six charges against Eskinder. His trial will begin March 5.Five other journalists, all in exile and to be tried in absentia, initially faced the same terrorism charges. At yesterday's hearing, the judge confirmed all six charges for two of those accused and dismissed all but one charge against three others.
Elders take a back seat — for now.
EnglishIn Wajir, as is in other north eastern counties, clan elders have traditionally played a big role in politics. Their decision on who to elect to what position is final in many cases and the voters will go with it.However, this tradition is under increasing threat as professionals from major towns and the capital Nairobi seek to dictate the political agenda. But there are those who think it will be difficult to sideline the elders altogether.According to a Habaswein teacher familiar with the behind the curtain manoeuvers, elders are a crucial link with the voters on the ground.“Things are still in the formative stage and elders have not been introduced to the consultation table but they cannot be sidelined because they can distort things,” said the teacher.All the three clans in Wajir — the Degodia, Ajuran and Ogaden — will have to bargain for seats. Pre-election sharing of seats is the norm and principals of ‘one man one vote’ or ‘winner takes all’ do not arise.
ONLF War-Murtiyeed –Guddiga Fulinta JWXO(ONLF).
Somali(OTP)-Waxaa Shir ku qabsaday taariikhdu markay ahayd 19 -22 bisha Janaayo 2012, goob ku taala gobolka Buckinghamshire ee dalka UK, Guddiga Fulinta Jabhadda Waddaniga Xoreynta Ogadenia. Shirka Guddiga Fulintu oo xubnaha qaarkood habka telecom ahaan ay uga qaybgaleen ayaa lagu falanqeeyay marxallada uu marayo halganka xaqa ah ee Somalida Ogadenia ay ugu jirto siday dalkooda ooga xorayn lahaayeen gumaysiga Itoobiya, xaaladda guud ee ay ku sugan tahay Ummadda Somaliyeed iyo guud ahaa jawiga siyaasadeed ee Geeska Africa Iyo Adduunkba.
Video: Navy SEALs Raid in Somalia Frees American- ABC News
English
Raad-Raac- Godey 1991 Iyo Jigjiga 2012.
SomaliOTP- Sannadkii 1992, Markii Maamulka Kililka ee Hormuudka ONLF Ka hayd uuna Hogaaminayay Allah Yarxamee Cabdulaahi Maxamed Sacdi Xarunta u ahayd Magaalada Godey Waxaa ka Jiray Buuq Maamulka Kililka Iyo Shacabka Magaalada Godey. Shacabka Magaalada Godey Dhismayaasha Baddan Iyo Howlaha Maamulka Kililku ka waday Godey waxay u arkeen in Dhulkii Magaalada Godey Dad ka qaadanayo, Waxaana Arrimahaas Lug kulahaa Siyaasado kala Duwan oo Mid Dowladda Dhexe Iyo Mid Siyaasiyiin Markaas ka soo Jeeday Godey. Maamulka Xilligaas uu Hogaaminayay Allah Yarxamee Cabdulaahi Maxamed Sacdi Waa lagu Mudaaharaaday Waxaana soo Wajahday Arrimo Adag, Dhismaha Xoogan ee Magaalada Godey ka socday waxaa loo arkay Dhismo Siyaasadaysan Waxaana loo arkay Qoshe uu Markaas Cabdulaahi Watay, Dadkii Xiligaas Mudaaharaadayay Waxaa Ka mid ahaa Haddaladooda, “Sacdiyow Suubaanka Cagaha ka Qaad”
Midowga Afrika oo Addiss Ababa ku Shiraya+ Qoddobadda Shirka looga Hadlayo.
SomaliOTP- Xubnaha Ururka Midowga Afrika ayaa shir ooga socdaa Magaaladda Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiyaa, Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Waddamada ku Midoobey Midowga Afrika.Hogaamiyiyaashan ayaa dooranaya Madax Midowga Afrika Iyo 10 Xubnood oo Golaha Amaanka Midowga Qaaradda Afrika isla markaasna kaga hadli doona Kullankan qorshaha lagu shaqayn doono oo qeexan.Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibadda Dalka Koonfur Afrika(South Africa) ayaa ah musharax tar-tan adag oogu jira inuu qabto Hogaanka Midowga qaaradda Afrika.Maalinimadda Arbacadda ah ayaa shirka si wayn looga doodi doona isla markaasna uu waddan walba Wakiilka ama Safiirka u fadhiya Midowga Afrika uu soo diyaarin doonaa qorshaha Waddankiisa kaga aadan Midowga Afrika.
"SSC" Is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together.
English(Huffington Post)-Like many nations in Africa, Somalia has endured the legacy of the foreign expedition of greed throughout the continent. After the Berlin Conference 1884, Western European powers sought to divide Somaliland -- one of the most homogeneous regions of Africa -- into British Somaliland, French Somaliland, Italian Somaliland, Ethiopian Somaliland (the Ogaden), and the Northern Frontier District (NFD) of British Kenya. Thus, sowing the seed for the current ongoing inter and intra-regional unrest of Somalia.Fast forward to 1991: a mix of northern and southern clan-based militias armed, financed, and supported by Ethiopia toppled Somalia's central government and, in due course, brought the strategic collaboration between these militia groups to an end as each went to secure its area of influence (read clan-based). This formula would work for some and not the others.
Diyaarad Helicopter ah oo Caawa Meydad Ethiopian ka Qaaday Beledweyne iyo Dad Fara Badan oo Xabsiga ku Jira (Warbixin)
SomaliBeledweyne (RBC) Sida dad ku sugan magaalada Beledweyne caawa u sheegeen Shakada Raxanreeb waxaa caawa maqribkii garoonka diyaaradaha ee magaalada Beledweyne ee Ugaas Khaliif ay ku soo degtay diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah “helicopter” taasoo ka timid dhinaca Ethiopia.Dad magaalada jooga ayaa ku waramay in gaadiid ay wateen ciidamada Ethiopia ee jooga magaalada oo waday dhimasho iyo dhaawaca askar Ethiopian ah ay geeyeen garoonka iyadoo diyaaradiina ay halkaasi ka kacday.Qarax loo adeegsaday baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo saaka waaberigii lala beegsaday xarun ay degan yihiin ciidamada Ethiopia ayaa la sheegayaa in ugu yaraan 10 askarta Ethiopia ay ku dhinteen, iyadoo dhaawac aan tiradiisa la sheegin uu jiro.
Jubadda Hoose: Kenya iyo Shabaab oo madaafiic isku weedaarsaday Jubada hoose.
SomaliHoosingow: (Sh. M. Network) Ciidamada Kenya iyo Xarakada Al Shabaab ayaa madaafiic qasaaro gaysatay isku weedaarsaday deegaano ka tirsan gobolka Jubada hoose. Sida ay Shabelle u sheegeen dad deegaanka ah ciidamada Kenya iyo kuwa Xarakada Al Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay madaafiic isku weedaarsaday deegaano ka tirsan gobolka Jubada ee dalka Soomaaliya. Deegaanada madaafiicda la isku weedaarsaday ayaa waxaa la sheegay in uu ka mid yahay deegaanka Hoosingow ee oo hoostaga magaalada Kismaayo halkaasi oo uu ka dhashay qasaaro nafeed.
EU to press Ethiopia over Swedish journalists.
EnglishThe EU is continuing its efforts to convince the Ethiopian prime minister Meles Zenawi to immediately release two Swedish journalists jailed in the country for terror crimes.“Our message that the Swedes should be freed immediately will be conveyed by commissioner Andris Piebalg,” said Maja Kocilancic, spokesperson for Catherine Ashton to daily Dagens Nyheter (DN) “It is the same that we said in our statement after the verdict – that the Swedes should be released at once.”Piebalgs will be meeting Zenawi during the two closing days of the African Union summit meeting, which was opened in Addis Ababa on Monday.
33 ku dhimatay Xarunta Ciidamadda Itoobiya ee Baladwayne.
SomaliOTP- Wararka Deg deg ka imanaya Magaaladda Baladwayne ee Xarunta Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in Baabuur walxaha Qarax laga soo buuxiyay oo qaab is miidaamin ah la la beegtay Xarunta Ciidamadda Itoobiya ay ku lahaayeen Magaaladda Baladwayne.Ururka Alshabaab ayaa la sheegay inay ka danbeeyeen Falkan, waxaana Halkaas ku dhintay, 33 Ciidamadda Itoobiya ah. Afhayeen u hadlay Ururka Alshabaab ayaa sheegay in howl-gal ay oogu magic-dareen Shahiidka ay fuliyeen isla markaasna ay ku guulaysteen.
Ethiopian Compound Attacked by Suicide Bomber Inside Somalia.
EnglishJan. 24 (Bloomberg) -- A suicide bomber detonated a minibus full of explosives outside a compound in southwestern Somalia that houses Ethiopian troops, an official said. Al-Shabaab, the al-Qaeda-linked militia, claimed responsibility for the attack and said 33 Ethiopian soldiers were killed.“An Ethiopian soldier fired on the minibus before it entered the compound and the attacker exploded himself at the front gate,” Sheikh Ahmed Abdullahi, an official from the pro- Somali-government Ahlu Sunna Wal Jama’a militia, said in a mobile-phone interview today from Beledweyne, near the Ethiopian border. “No casualties were reported.” Ethiopian soldiers entered Somalia last month to help government forces capture Beledweyne from al-Shabaab, which controls most of southern and central Somalia. Their incursion began after Kenya sent armed forces into the neighboring country in mid-October to pursue al-Shabaab and secure its borders.
Ethiopia deny claims by rebel group that their troops shot foreign tourists.
EnglishADDIS ABABA, Ethiopia — A high-ranking Ethiopian government official says a rebel group’s claim that Ethiopian troops killed five European tourists during a gun battle is “pure fiction”.Ethiopia’s foreign affairs spokesman Dina Mufti said Monday that the statement was completely untrue. Ethiopia has blamed its archenemy Eritrea for the incident. An unverified Jan. 21 statement claiming to be from an obscure rebel group in Ethiopia’s arid northern Afar region claimed gunmen clashed with Ethiopian soldiers. The Afar Revolutionary Democratic Unity Front says the five foreigners were killed in the battle.
Kooxda Danab oo Mar Kale Soo Hillaacaysa: Warbixin iyo Sawiro
Somali























(OTP)-Kooxda danab oo ah koox faneed ay leedahay Jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka Kenya ayaa guulo la taaban karo ka gaadhay ka hortaga iyo burburinta kooxo faneed uu cadowgu dabad ka riixayey oo ay kamid yihiin dhalinyarad Waayaha Cusub oo qaar kamid ah uu cadawgu doonayey in uu ooga faa’iidaysto dhalinyarada Soomaaliweyn ee ku nool wadamada Bariga afrika beenta laga soo dhoofiyey adis abab kuna abaabulo. Hadaba Xaflada ay Kooxda Danab maanta sameeyeen ayey daahfur ooga dhigayaan in ay soo wadaan Riwaayado iyo bandhig faneedyo ay ka samayn doonaan Magaalooyinka kale oo wadanka Kenyan ka tisan kadib markii ay abaabul fiican ka sameeyeen Nayroobi wuxuu ka danbeeyey Riwaayadii ay qaabteen 17-9-2011 oo ahayed Riwaayadii ugu Xikmadabadneed ee Abib kadhacda Nairobi-Kenya Taasi oo loogu magacdaray"Kalaguurki weeyee Ogaadeeniyaay Garo" Riwaayadaas oo Kooxda Dana bee Jaaliyada Ogaadeeniya ee Kenya ay ka heleen Hanbalyo iyo Bogaadin ooga timid guud ahaan dhalinyarada Ogaadeeniya ee daafaha dunid ku nool iyo Jaaliyadaha Ogaadeeniya iyadoo intaas ay u dheertahay tilmaamo.
Ethiopia rebels blame troops for Afar tourist deaths.
EnglishRebels in a remote northern region of Ethiopia have blamed government forces for the deaths of five European tourists in a clash last week. The Afar Revolutionary Democratic Unity Front (ARDUF) said the deaths occurred when Ethiopian troops fired on a rebel unit which had kidnapped the visitors. Two Germans still being held by the group are "in good health", the rebel said in a statement. Ethiopia blames neighbouring Eritrea for backing the rebels.The clash happened on 17 January in the Afar region near the border with Eritrea.Two Germans, two Hungarians and an Austrian national were killed in the incident.The rebels - who are fighting for greater autonomy - said in their statement given to opposition websites that they killed 16 Ethiopian soldiers and wounded a dozen.Ethiopia has not acknowledged losing any troops.
Mucaaradka Itoobiya oo Ciidanka Itoobiya ku eedeyay Dilkii Dalxiisayaasha.
SomaliOTP- Jabhadda Mucaaradka ku ah Itoobiya ee Marka la soo gaabiyo Magaceeda loo yaqaan, (ARDUF) ee ka dagaalanta Gobalka Canfarta ayaa ku eedaysay Xukumadda Itoobiya inay ka danbeeyeen Dilka Dalxiisayaal u dhashay Dalalka Yurub. Jabhadda ayaa Warsaxaafaeed ay sheegtay ku cadaysay inay Afduubeen Dalxiisayaasha balse Marka Ciidamadda Itoobiya ogaadeen arrinkaas ay weerar soo qaadeen si ay u dilaan Dalxiisayaasha.Mucaardka ayaa sheegay inay labba u dhalatay Dalka Germany ay hayaan , isla markaasna ay Caafimaad qabaan soona dayn doonaan.Weerarkan oo dhacay 17 Bishan aan ku jirno ayaa waxaa ku dhintay, Shan Dalxiisayal ah oo kala dhashay, Labbo Germany, Labbo Hungery, Iyo Hal waddanka Austria ah.
Barnaamijka Jalleeco:Qoraal aan Sannadkii 2009 Soo Qornay Dib oogu soo Celinay.
Somali(OTP)-Barnaamijka Jalleeco Waa Mid Maalin Walba oo Axad ah Kabaxa Shabakada Ogadentoday.com. Ha la yaabin in Ogaadeenya Iyo dadkiisaba lagusoo duullo oo la gumaysto. Anigana ha igula yaabin inaan hadalkaa dhaho, sababtaan u idhi hoos igala akhri adigoo degan.Waxaa dhacda sidaan barnaamijkii axadii hore aynu ku sheegnay in marka qadiyadda Ogadenya laga hadlayo qaarba dhan u jiidaan oo mararka qaar siyaalo aan haboonayn loo cabiro.Akhristoow adigoo ka Markhaati ka ah Jahawareerka haysta dadka qaarkii, si aad uga badbaadid Jahawareerka waxaad hadalada badan ee jira ka abaartaa halka layidhaahdo "Sangaabta".Sangaabta hadalka waxaa isticmaala inta badan garyaqaanada waana su'aalo yar oo lagu turxaan bixiyo marka arini Qasanto. Ama isku Jahawareerto.

Radio Xoriyo

Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Shoutbox
You must login to post a message.

14/07/2011 06:16
Masha allah

14/07/2011 06:16
Masha allah

22/01/2011 03:35
Ogadenia xorowgeedii ayaa soo dhow inshaa allah

xamar1
09/01/2011 10:52
fiiq waxbka xaarka kalabax wajigaagubaye

Mataan-Ciideed
09/01/2011 05:01
Waxay u muuqataa in kooxdii UBO isugu soo hadhay oo kaliya, been iyo probaganda la shubo, dhaanto, music iwm. Waryaada iyo naayaada dadkiina dhinac ka raaca intaan tareenku idinka tagin.

geeljire dalkiisi lahaysto
07/01/2011 21:00
waxaan ahay nin wayno silic iyo rafaad iyo walbahaar gumaysi wadankiisii wiiqee xagaa baan xornimo naftaydan dulaysan ku baxnaaninaayaa inta uu axmaarkani hilbahayga hiigayo ama uu xawra liciintaan um

xusen habane
06/01/2011 17:25
Shir Ay Jaliyada Beesha ciise Ku Yeesheen Dalka Norway oo isweydiiyo danaha ugu jira inay ka sii mid noqdaan DDS. Shir ballaadhan oo ay maanta isugu yimaadeen Jaliyada Beesha ciise ee Dalka Norway a

rooble
06/01/2011 08:12
alahayow naar naga badbaadi

rooble
06/01/2011 08:09
fiiq ninkan labaxayow dabaqoodhi iyo tigree hadaad jeceshahay akharna mucoodad noqon

garbo
06/01/2011 05:00
to ninka fiiq wada raxmada kaqad inta aad cadawga jeceshahay xaqlayaashana aad kahorjeedo duliyahow daba qoodhiga ah

shukuur
04/01/2011 12:58
amiin caamir noolow ma runtaa lagu dilayaa run ayuu ka hadley akhria websaydka dabaqoodhiga cabaadkooda thank you amiin caamir noolow

godey-gacalo
04/01/2011 01:54
sanad wanaagsan dhamaan dadka reer ogadenya waxaan ilaahay kabarya hayaa in sanadka 2011 laga takhaluso all wayaanas iyo hogaankooda fircoon zinawi iyo dhabaqoodhi cabdi iley......

rooble
03/01/2011 09:27
Goleheena taliska a go,aankii aykeenan hadaad garaniwaydaan oo goolkay dhaliyaan geeskale uladaan waaguuldariyo ciil kugu gubatay maradaa

Q/DAHARE
03/01/2011 01:46
ninka fiiqwata doqonsanaa hadaad diintaqaano onlf waxay ladagaalantaa ciidan gaala ah oo xarbi ah doqon duli ah

Mohamed Aware
02/01/2011 02:54
Asc waxan ilahaah ugabaryaa umada rer OGADENIa In ay helaan xaqa ay udhamanayaan ilahayow uso dadaji xornimo tama o warta

waranle
02/01/2011 01:36
akhyaareey manbad baa

fiiq-7
31/12/2010 16:33
ogadenya happy new year , ialhay waxaan ka baryeenana sanadka bilawanaya waa in ann arakno dhulka oo ka xoroway itoobiya.

onlf4life og free
31/12/2010 13:52
Sadto maslax qurbo ooheedhe waxaaba laydin kasoo dayay tv ga universal oo layidhi ma kumarikar tiin socdaal wadankee maxaad cana cabi canawaa walee intu axmaar walaashaa kugu hor kufsan ee uu hoyadaa g

love to be free og4life
31/12/2010 13:47
happy new yr insha allah kulu amatum wa antum bikhayr illahay waxaan kabar yaya anagoo nabad ah ina aan sanadka sanakiisa kugaadh no insha allah ogadenia free Grin

Fiiq
31/12/2010 06:23
UBOda dhuljiifka ah ee shacabka laysa ninka jihaad ku sheegayow sharcigeed haysataa?

Render time: 0.51 seconds 2,545,774 unique visits